Af Soomaali Somaliska

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/9-2022

Wararka jira kuna saabsan faayraska koroona iyo covid-19.

Halkan waxaad ka helaysaa filimo kooban lehna macluumaadka iminka cusub ee ku saabsan sida faayraska karoona uu raad ugu yeelan karo caafimaadkaaga iyo xaaladaada nolosha. Macluumaadkan waxaa soo gudbiya xiriiriyaha bulshada iyo caafimaadka ee ka shaqeeya wacyi-gelinta bulshada ee loogu talogalay dadka ku cusub Iswiidhan. Filimadan waxaa soo diyaariyay maamulada gobolada oo hawshan u qabtay Hey'adda Badbaadinta Bulshada iyo Heeganka. Fadlan sii fidi filimadan si dad badan ay u gaarto macluumaadkan muhiimka ah.

Intaas in le'eg ayaad guriga joogi kartaa haddii aad la xanuunsan tahay covid-19

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 26 4 2021

Tani waa sida aad isaga qaban karto wararka beenta ah

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 5 5 2020