La kulanka daryeelka caafimaadka
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 9 10 2018
Tani waa qoraalo ka yimi buuga Ku saabsan Iswiidhan
Markii aad la hadleeyso shaqaalaha daryeeka caafimaadka - sida dhakhtarka ama kalkaalisada - waxaad uu sheeganeeysaa waxa aad uu baahantahay. Adiga ayaa la socdo dhibaatada ku heeyso.
Sawir: Johnér
Dhamaan shaqaalaha daryeelka waxaa saaran waajibka sirqarinta. Mecnaheed waa in ee san qof kale uga warami karin dhibaatadaada-caafimaadeed.
Haddii afka iswiidhishka aheeyn afkaada hooyo, waxaad xaq uu lee dahay turjumaan. Marka aad waqti balansaneeyso uga waram haddii aad turjumaan ubaahantahay. Sido kale turjumaanka waxaa saaran waajibka sir-qarinta.