Anigu waxaan helay sharciga deganaanshaha

Halkan ayaad ka akhrin kartaa waxa aad samaynayso marka aad hesho sharciga degganaansho ee qaxoonti ahaan, qof u baahan difaac kale ama sida waafaqsan qaraarka khuseeya dad badan oo mar keliya soo qaxay.