Canug 6-12 sano jir

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 2 7 2018

​Canug dugsi billaabaya, iyo saaxiibbo iyo waxa aad daneyneysid ayaa noqonaya wax ka muhiimsan. Isla markaasna baahida loo qabo xiriir dhaw oo qoyska ah weli waa ay weyntahay.