Grums

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 29 7 2020

Grums waa degmada ku ag taalo wabiga Vänern ee dhexbartanka Värmland. Halkaan waxaa dagan ku dhawaad 9 000 oof qof gudaha ama hareeraha Grums, Borgvik, Värmskog, Slottsbron, Segmon iyo Liljedal.

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

9,047

Cabirla dhulka

479 kiilomitir oo laba jibaaran

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

  • Karlstad 28 kiilomitir
  • Oslo 192 kiilomitir
  • Göteborg 245 kiilomitir

Deegaan

Degmada waxaa ku yaalo nuuc kasto oo degameed. Shirkada guriyaasha ee degmadeed waxaa la dhahaa Grums Hyrebostäder AB. Boggena ayaad ka akhrisan kartaa In kale oo ku saabsan uu gurida Grums.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Afka finland, afka thayland, af carabi, afka iraan, af isbaaniyool, af soomaali iyo af romani.

Jaaliyado iyo ururu

Degmada waxaa jira jaaliyado badan oo kala duwan. Tusaale ahaan jaaliyadaha cayaaraha, jaaliyadaha dhaqanka, kaniisado iyo isbahaysiyo kala duwan. Wesidka degmada waxaad ka raadin karaa jaaliyadaha ka diiwaangashan kadibna waxaad kadooran kartaa jaaliyada markaa adiga ku anfacaysa.

En pojke i spindelmandräkt med flytkuddar klättrar upp för stegen från bassängen. I bakgrunden leker andra barn med flytleksaker.

Maxaa ka ag dhaw

Halkaan waxaa ku yaalo xafiiska dadweeynaha, maktabad, dukaamo cunto, xafiiska shaqada, farmashiye, ruggag caafimaad iyo daryeelka lkaha. Sido kale halkaan waxaa ku yaalo kaniisado, bankiyaal, goobo isboorti, goobta dabaasha/goobta isboortiga, xarunta-dib uu habeeynta, buur-barafeed iyo goob-baraf iyo in kale oo badan. Degmada dariska ee Karlstad waxaa ku yaalo IKEA iyo dukaanka gacan-labaadka Gengåvan ee Myrorna.

På biblioteket sitter en man och lyssnar på musik och läser en tidskrift. Bibliotekarien skymtar vid sin bänk.

Dalyeelka carruurta

Dugsiga xanaanada iyo guriga xilliga firaaqada waxuu degmada uga yaalaa qeeybo kala duwan. Växtriket ee gudaha Grums waxeey lee dahay kooxax-waalid, dugsi xanaanad oo furan iyo biibito-caruur iyo in kale.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Dugsiga xanaanada iyo guriga xilliga firaaqada waxuu degmada uga yaalaa qeeybo kala duwan. Växtriket ee gudaha Grums waxeey lee dahay kooxax-waalid, dugsi xanaanad oo furan iyo biibito-caruur iyo in kale.

Furadaha waxbarasho

Grums torg med torghandel. Två unga kvinnor är på väg över torget.

Akhri dheeraad ku saabsan waxbarashada dadka waaweyn oo ku qoran:

Caafimaadka

Dugsiga xanaanada iyo guriga xilliga firaaqada waxuu degmada uga yaalaa qeeybo kala duwan. Växtriket ee gudaha Grums waxeey lee dahay kooxax-waalid, dugsi xanaanad oo furan iyo biibito-caruur iyo in kale.

Caawinaad turjubaan

Xiriirka gaadiidka

Akhri dheeraad ku saabsan gaadiidka dadweynaha ee degmadan.

Shaqo iyo ganacsi

Degmada gudaheed ama meel masaafad uu jirto, waxaa wado joogo shaqo dhiibe yar iyo weeyn. Tusaale ahaan BillerudKorsnäs Gruvöns bruk, xafiiska degmada Grums, Stora Enso, Maamulka caafimadka ee gobolka Värmland, Maamulka gobolka Värmland, Degmada Karlstad, Jaamacada Karlstad, Värmlandstrafik, Karlstadsbuss, Lilleruds lantbruksskola, Moelven, Löfbergs Lila, IKEA iyo suuqa Bergsviks.