Bilaaw barashada iswiidhishka

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 13 7 2018

Meeshaan waxaad ka heli barnaamishyada oo telefoonka gacanta(appyada), filimyo iyo boggaga internetka oo adiga isticmaalikartid sideey barashada iswiidhishka kugu bilaabato.

Talooyinka in la isticmaalo Waxaa lagugu salaamay iswiidhish (Hejsvenska)!

  • Hal app ayuu leeyahay mawduuc kastaaba dhanka Waxaa lagugu salaamay iswiidhish (Hejsvenska 1).
  • Waxaad ku soo dejisan kartaa moobilkaaga ama shaashadaada yar kana helaysaa App Store ama Google Play.
  • Waxaad app-kan soo dejisan kartaa adigoo aan haysan shabakada intarnatka si aad hadhow u isticmaasho adigoo aan haysan xiriirka intarnatka.

Ku tababaro filim

Filimyadan waxaad ka baranaysaa kalmado iyo oraahyo caadi ah. Waad joojin kartaa oo dib ugu soo ceshan kartaa filimada haddii aad doonaysid. Waxaad heli kartaa filimkan oo qoraal leh haddii aad dhag ka siiso qoraalada hoose ee ku jira afar geeska dhinaca midigta ee gudaha filimkan.

Alifbeetada

Warbixin ka soo gudbi adiga qofka aad tahay

Nambarro 0-100

Nambarro 100-1000

Saacada

Waa imisa saacaddu?

Buuxi foomka

Wadahadal xaalad adag oo degdeg ah

Ma fahmin

Dhar