Degmooyinka gudaha Iswiidhan

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 3/5-2023

Dadka ku nool Iswiidhan oo dhan waxay ku noolyihiin degmo. Degmadu waxay noqon kartaa magaalo, meel, ama dhowr meelood. Iswiidhan waxaa ka jira 290 degmooyin ah.

Degmada boggeeda intarnatka waxaad ka heli kartaa warbixin ku saabsan tusaale ahaan iskoolka, shaqo, hoyga, ururada iyo hawlaha ka jira halka aad ku nooshahay.

Hoos ka dooro degmada aad doonaysid inaad akhrido. Marka aad dhag ka siiso degmada magaceeda waxaad tegi doontaa degmadaas boggeeda intarnatka oo af Iswiidhish ah.

Hoos ka dooro degmada aad doonaysid inaad wax dheeraad ah ka akhrisato.

Filin ku saabsan in la dego degmo yar