Ku saabsan fayraska koroona

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/9-2022

Faayraska koroona wuu ku faafay Iswiidhan iyo aduunka oo sababay cudurka covid-19. Waa dadka oo dhan mas’uuliyadooda in la joojiyo faafinta fayraskan. Ka durug dadka kale marka aad joogtid meel gudo ah iyo banaanka labadaba. Is tallaal si aad u caawiso in la joojiyo faafida cudur kala qaadista. In la is tallaalo waa bilaash.

Lambarada telafoonka ee muhiimka ah

  • Khadka telafoonka qaran kuna saabsan faayraska cusub ee koroona kuna qoran dhowr luqadood: 08-123 680 00
  • Wac 113 13 dhanka su'aalaha guud ee ku saabsan covid-19.
  • Haddii aanad isku dabari karin inaad keligaa isku daryeesho guriga waa inaad wacdaa telafoon lambarka 1177 si loo helo talo-bixinta daryeelka bukaanka.
  • Haddii ay jirto xaalad nolosha khatar ku ah wac 112.

Warbixinaha dheeraadka ah ee ku saabsan faayraska karoona iyo covid-19: