Sidee ayuu covid-19 raad ugu yeelanayaa caafimaadkayga?

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/9-2022

Halkan waxaad ka helaysaa macluumaad ku saabsan sida aad naftaaada iyo dadka kaleba uga ilaalin kartid inuu ku faafo cudurka covid-19.