Sida qoys loo dhisto iyo sida carruur dalka Iswiidhan loogu korsado

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/9-2022

Meeshan waxaa ka akhrisankarta sharciga iswiidhishka oo ku saabsan is qabtida iyo wada noolanshada. Adiga waxa kale inta ka akhrisankarta carruur markaa sugeysid iyo dhalida canuga iyo ceymiska waalidiinta.