Saamayn ku yeelanshada Iswiidhan

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/9-2022

Meeshan baa waxa lagu sharixi sida nadaamka maamulka Iswiidhan yahay iyo Midoowga yurub. Adiga meeshan waxa ka akhrisankarta dimuqradiyada fikrad ahaan iyo ficil ahaan ba iyo mushtamaca aragti loo la qeybsado. Inta waxa xitaa ka heleysaa warbixin ku saabsan sida doorashooyinka loo suubiyo.