Daryeelidda caafimaadka ee dalka Iswiidan

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/9-2022

Cutubkaan waxa ka heli warbixin ku saabsan daryeelka isbitaalada iyo dareelka ilkaha. Adiga waxa xitaa helee warbixin ku saabsan sida caafimaadkaada u wanaaginkartid, tusaale ahaan inaa tababar suubisid iyo cunto wanaagsan cuntid.