Haddii aadan ku qanacsanayn

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/9-2022

Haddii aadan ku qanacsanayn daryeelka iyo adeegga lagu siiyey, waxaad la xiriireysaa qofka madaxa ka ah rugta daryeelka caafimaadka ilkaha.