Munasabado ciido waaweyn ah oo la xuso nolosha oo shan

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/9-2022

    Aroos

    Dadka badana ee guursado waxeey dhigtaan xaflad ee ka soo qeeyb galaan qaraabada iyo asxaabta. Martida waa ka qeeybqaataan nikaaxa. Nikaaxa waxaa ka danbeeyo casho iyo xaflad ciyaar. Wazaa caado ah in martida hadiyado siiso labada isguursatay.

    Maalmaha dhalashada

    Dad badan waxeey xusaan maalinta ee dhasheen Waxaa caado ah in caruurta da'da buuxsato xaflad yar (kalas) uu qabtaan asxabtooda. Xaflada yar marka la joogo caruurta waa ciyaaraan, keegna waa cunaan. Canuga sanadka buuxsanaayana waxaa la siiyaa hadiyada. Dadka waa weeyn ee da'da buuxinaayano waa loo xafladeeyaa. Asxaabta iyo qaraabada dhow waxeey hadiyad siiyaan qofka da'da buuxinaayo. Dadka qaarkood waxeey si gaar ah uu sii xafladeeyaan marka ee gaaran tiro siman, tusaale ahaan 50 sano.

    Xabaalidda

    Waxaa caado ah in qofka marku uu dhinto xilliga aaska la tago kaniisada ama goob-xusuuska yar. Goob-xusuuska waa dhismo yar ama qol la isticmaalo badalka kaniisada. Inta badanaa waxaa aaska ka soo qeeyb galo reerka iyo asxaabta dhow.